Shiikh Shariif: “Walaahi waa bixinaynaa dowladda haddii aysan dulmiga joojin”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney isku dayday carqaladeynta safar maanta isaga iyo madax kale oo mucaarad ah ku tageen magaalada Belad-weyne. Shiikh Shariif oo shir jaraaid qabtay ayaa sheegay in markii hore si aan sax aheyn loogu xanibay garoonka Aadan cadde, markii ay dhoofeena dayuuradii ay … Continue reading Shiikh Shariif: “Walaahi waa bixinaynaa dowladda haddii aysan dulmiga joojin”